Khayre: “Mararka qaar, Doorashada waxaa ku soo baxa dad qatar geliya dimuqraadiyada”

Ra’iisul wasaarihii hore ee dowlada Soomaaliya, ahna Musharrax Madaxweyne Xasan Cali Khayre oo shaley ka hadlay dood uu soo qabanqaabiyay amachadka siyaasadda arrimaha dibadda dalka UK e Chatham House, ayaa sheegay in dalka Soomaaliya uu qarka u saaranyahay inuu galo xasilooni siyaasadeed, hadii ay dhamaato mudada xilka madaxweynaha iyada oo dalka aysan ka dhicin doorasho … Continue reading Khayre: “Mararka qaar, Doorashada waxaa ku soo baxa dad qatar geliya dimuqraadiyada”